Ciidanka DF oo aagag cusub oo dagaal ka furay Gedo & Wararkii u dambeeyey

Ciidamada dowlada ayaa weerar dhowr jiho ah ku qaaday saaka degaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Gedo, kuwaasoo ay gacanta ku hayeen Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada dowlada ay gacantooda soo galeen degaano kala duwan, iyadoo weli uu socdo howlgalka. Ciidamada dawladda oo ka ruqaansaday degmada Baled-xaawo ayaa qabsaday degaanka Cara-caso, iyadoo xoogagii Al-shabaab … Continue reading Ciidanka DF oo aagag cusub oo dagaal ka furay Gedo & Wararkii u dambeeyey